Sacuudiga oo War cusub kasoo saaray arimaha Xajka iyo cumarada ee Sanadkan

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka hadashay walaaca laga qabo in Sanadkan qabsoomi waayo xajka iyo cumrada, waxa ayna dowlada fariin u dirtay Muslimiinta kunool daafaha Dunida. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa looga  codsatay dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida in ay dulqaad muujiyaan islamarkana ay dib u dhigtaan qorshahooda Xajka iyo Cumrada ee … Continue reading Sacuudiga oo War cusub kasoo saaray arimaha Xajka iyo cumarada ee Sanadkan